Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda magaalada Dhuuso Mareeb 

Ra’isul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa la filayaa in ay gaaraan magaalada Dhuuso Mareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Amaanka magaalada Dhuuso Mareeb ayaa si weyn loo adkeeyay, waxaana wadooyinka magaaladaasi la dhigay ciidamo badan oo loogu tala galay in ay xaqiijiyaan amaanka Wafdiga ku wajahan magaaladaasi. Shalay ayaa … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre iyo Wafdi uu hogaaminayo oo kusii jeeda magaalada Dhuuso Mareeb